Waayadan dabne, waxaa caan noqotay in guriga laga dhex shaqaysto, badalkii la shaqo tagi lahaa, shaqayso adigoo gurigaaga jooga.
Waxaa jira sababo badan oo lagu doonayo dabacsanaanta uu ganacsiga gurigu bixin karo. Haddii isbeddelka hab-nololeedku yahay waxa aad raadinayso, markaa waxaad u baahan doontaa inaad si fiican u eegto xirfadahaaga iyo danahaaga si aad u doorato shaqooyinka badan ee shaqada-guriga ah ee kugu habboon.
Fikradaha Ganacsiga Guriga
Shaqaale kasta oo shaqa taga, badankoodu waxay ku riyoodaan ama ay ku fikiraan inay shaqada ay hayaa mar uun ka tagaan, oo ay bilaabaan ganacsi iyaga u gaar ah.
Habkani waa mid aad faa’iido u leh, maadaama aad adigu dooranayso alaabta ama adeega aad rabto inaad suuqgayso, si loo iibsado, iib kaste oo adiga dartaa u dhaca, waxaa ku leedahay faa’ido cayyiman, oo ku xidhan alaabta ama adeega aad iibiso iyo goobta kuu ogolaatay inaad u suuqgayso alaabtooda ama adeegooga.
8 Replies to “Shaqayso adigoo gurigaaga jooga (6 shaqo)”
I manage social media management and logo making is my profession
good
mahad sanid ustaad waa fikrad wacan waxad tahay dhiirigaliyaha dhalinyarada
thanks wll
Fery
Mansha allah waa fikradda wacan in adduunkan casriga ah si dhow looga shaqaysto adiga oo gurigaaga jooga waana mid aad u anfacaysa dhalinyarada jamacaddadaha ku jira
Mahadsanid ustaad
thanks wll
[…] Sii Daalaco: Shaqayso Adigoo Gurigaaga Jooga (6 Shaqo) […]