Hadii aad tahay qof si dhabba u raba inuu internet-ka lacag ka sameeyo, se aanan garanayn halkii uu ka bilaabi lahaa, ama goobihii uu lacagta ka samayn lahaa, qormadan waa qormadaadii.
Waxaa jira siyaabo badan oo kala duwan oo dadka u oggolaanaya inay internet-ka lacag ka sameeyaan, waxaana xusaynaa kuwooda ugu doorka fiican, una habboon qofka soomaaliga ah.
1. YouTube
Sida uu sawiran muujinayo, bishii hore ee 4-aad, waxaan youtube-kayga ka sameeyay ku dhawaad lacag dhan $800.
Lacag samaynta YouTube, waa mid ka mid ah hababka ugu caansan ee internet-ka lacag looga sameeyo, gaar ahaan gayigeena soomaaliyeed.
Lacag samaynta YouTube, ayaa dhowrkii sano ee u danbeeyay sii fidayay marba marka ka danbaysa.
Waxa kaliya ay tahay inaad samayso ayaa ah, inaad la timaado fikrad ama nich wax ku ool ah, soona bandhigdo fikradaa, ama nich-kaa, adigoo ka samaynaya muuqaalo kala duwan, oo dhamaantood hoos imanaya fikradda ama nich-ka guud.
2. E-commerce Business
Run ahaantii, ganacsiga e-commerce-ga ah wuxuu la mid yahay ganacsiga maxalliga ah oo kale, kaliya wuxuu kaga duwan yahay habka uu u dhacayo, habkaasoo gabi ahaantii ah mid online ah.
Ganacsigan e-commerce-ga, waa ganacsi run ahaantii leh faa’idooyin aad u waa-weyn, oo aan hal qormo lagu soo koobi karin.
3. Facebook Page
Facebook page, ayaa isna ka madhnaan karin liiskan, waana habka ugu caansan ee ay soomaalida internet-ka lacag uga samayso.
Facebook page, wuxuu la mid yahay YouTube-ka oo kale, waana inaad la timaadaa fikrad ama nich gaar ah, adigoo muuqaalo ka samaynaya nich-kaa.
4. Freelancing
Freelancing-ku waa habka ugu fudud ee internet-ka lacag looga sameeyo, adigoo kaliya ku shaqaysanaya xirfadihii aad baratay.
Freelancing-ku uma baahna inaad goob shaqo aad tagto, sidoo kalena uma baahna inaad muuqaalo duubto, kaliya adigoo gurigaaga jooga ku shaqayso xirfadahaaga.
Sxb mcn waxan ahay wiil dhalin yaro ah kaas oo shaqo la aan ah wll waxan rabaa in aan online lacag kasameyo Mana rabo vidio wajigeyga wll seen kushaqeysan karaa
السلام عليكم ° walalkey Geele waan Akhriyey Qormooyinkaga Wanagsan Hadana Dhiiri Galinta wata Waana kaaga mahadcelinaya inaad dhalinteena Ku BaraaruJiso iney shaqeystay iyagoo Gurigooda Jooga Aan wax dhiba mareen
بعد ذلك ° Aniga waxan ahay Ardey Class From 4 sanadkan Ah
Waxaana jeclahay inaan Gelinna waxbarto Gelinna Aan shaqeeyo inkastoo Daruufo dhaqaale la tacaalayo Oo Aan Gacan qabasho U Baahnahy Hadanna kama Daalo inaan mar Uun online lacag ka sameeyo Waana Rajeynaya I.A wakhti Aan Fogeen. Mar Labaadna waan kaaga mahadcelin Wacyi gelintaada والسلام عليكم
thank you walal geele bshir
hadii aan ku waydiiyo sual hadii aan leeyahay website ecommerce ah ma jiraa ha aan lacagaha dadka uga heli karo isticmalaya waafi app ama premier bank ama dahab shiil bank
mahad sanid walal
41 Replies to “Sidee Ayaa Online Lacag Looga Sameeyaa”
Good idea
thanks
I went learn freelance
soo dhowow wll , courses online ah kusoo biir .
Well waa imisa korska
fadlan , nala soo xiriir thanks
Ferrlansar
shaqo fiican weeye
Waxaan doonya freelancers barashadiusa Mr gele
soo dhowow wll, courses kena kusoo biir .
Sidoo kale ku dar Online Teacher in qofku waxa uu yaqaano intuu E-Learning website samaysto uu halkaas kusoo gudbiyo
Thanks
welcome wll
Sidoo kale ku dar Online Teacher in qofku waxa uu yaqaano intuu E-Learning website samaysto uu halkaas kusoo gudbiyo
best option weye wll
Itis happen
gelle waxaan rabaa inaa Barto edit
course editing ah bisha 7 waa diyaar insha allah
i like
thanks
M.a waa wanagsan tahy 🫡❤️🔥
thanks wll
Sxb mcn waxan ahay wiil dhalin yaro ah kaas oo shaqo la aan ah wll waxan rabaa in aan online lacag kasameyo Mana rabo vidio wajigeyga wll seen kushaqeysan karaa
wn kaso hadlayaa week gan insha allah .
Asc wll hadii garanayso meel sifcn looga barto crypto iyo stock sxb ii tilman
course ka crypto bisha danbe waa diyaar, anaa soo wado wll
Business
business yes lol
السلام عليكم ° walalkey Geele waan Akhriyey Qormooyinkaga Wanagsan Hadana Dhiiri Galinta wata Waana kaaga mahadcelinaya inaad dhalinteena Ku BaraaruJiso iney shaqeystay iyagoo Gurigooda Jooga Aan wax dhiba mareen
بعد ذلك ° Aniga waxan ahay Ardey Class From 4 sanadkan Ah
Waxaana jeclahay inaan Gelinna waxbarto Gelinna Aan shaqeeyo inkastoo Daruufo dhaqaale la tacaalayo Oo Aan Gacan qabasho U Baahnahy Hadanna kama Daalo inaan mar Uun online lacag ka sameeyo Waana Rajeynaya I.A wakhti Aan Fogeen. Mar Labaadna waan kaaga mahadcelin Wacyi gelintaada والسلام عليكم
mahadsanid wll , soo dhowow
Inaan barto u bahanahay
nala soo xiriir wll
Aad baad u mahadsantahay
adaa mudan wll
Nio. Geelaw sfcn baan kuLa socdaa mar walipa mrka waxaan. UbaaHanhy sidaa aan ubaran laHaaa cruptada & free lencerka
Masha allah allaha ku barakeeyo wll Abdi raxman
Hama
thanks wll
4589
thank you walal geele bshir
hadii aan ku waydiiyo sual hadii aan leeyahay website ecommerce ah ma jiraa ha aan lacagaha dadka uga heli karo isticmalaya waafi app ama premier bank ama dahab shiil bank
mahad sanid walal
haa wll , payment gateways muuqaal ban ka sameyeeyey , youtube kayga booqo