In qofku uu wakhti is galiyo, oo uu barto xirfad cusub, aqoon cusub, ama uu sii hormariyo xirfadihii iyo aqoontii uu hore u lahaa, amaba xitaa uu aqoon kale ama xirfad kale ku kaabo xirfadihiisii hore, waa maalgashiga ugu qiimaha badan ee uu isu samayn karo.
Wax-Isbaridda waxay leedahay faa’iidooyin aan la koobi karin, waxayna hormarisaa kobaca shakhsi ahaaneed, waxayna sidoo kale qofka u furtaa albaabo cusub, iyo fursado cusub, oo kala duwan.
Wax-Isbaridda ma aha wax-qabad ku kooban ama ku xidhan da’ oo kaliya ama heer waxbarasho oo gaar ah, ee waa hannaan soconaya inta cimriga qofka ka dhiman.
Mahadsanid, mudane Waxan raba ina wax ka ogado blogging ka oo aan barto, waxyabaha leskaga bahanyhy marka aad noqoneyso blogger ina ishegto iyo inta ay kugu qadaneyso in lacag laga sameyo
10 Replies to “Wax-Isbariddu Waa U Muhiim Cid Kasta”
Graphic design ayaa rabaa
nala soo xiriir wll.
Waxan raab in qiimah
thanks wll
Wll qliyaa ayaad tahay please 🙏 waad nagu caawinkartaa
thanks wll
Waxan raba Ina iga cawisaan barashada graphic desing
soo dhowow wll, course ban ka sameney kusoo biir .
Mahadsanid, mudane Waxan raba ina wax ka ogado blogging ka oo aan barto, waxyabaha leskaga bahanyhy marka aad noqoneyso blogger ina ishegto iyo inta ay kugu qadaneyso in lacag laga sameyo
Youtube kayga muqaalo badan oo blogging ku saabsan bad ka helaysa wll ama whatsppkena nagala soo xirir for more information