Sidee Bay Ku Dhacday Inaan Kaalmaha Koowaad Ka Galno Natiijooyinka Raadinta Google Sida sawirkan hoose ku xusan, waa weedh ah “SOMALI E-COMMERCE COURSE” weedhan hadii aad ku google-ka ku qorto waxaa kaalinta koowaad ee natiijooyinka raadinta google ku jira website-keena. Wanaajitna (SEO) waxay website-kaaga ka caawinaysa inuu ka soo muuqdo kaalmaha hore ee natiijooyinka raadinta […]
Aaladah Lagu Wanaajiyo SEO-Ga Maqaalkan, waxaanu dib u eegis ku samayn doonaa noocyo kala duwan oo ka mid ah aaladaha lagu wanaajiyo SEO-ga, laakiin aan marka hore aynu in yar dib u milicsanno muhiimada ay u leedaha wanaajinta SEO-ga. Waa Maxay Muhiimada Ay Leedahay Wanaajinta SEO? Waxaa laga yaabaa inaad weli la yaaban tahay sababta […]
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Waa maxey SEO ama Search Engine Optimization ? SEO waxaa laga soo gaabiyey Search Engine Optimization, waa farsamo kor loogu qaado website-ka si uu uga soo muuqdo search engine ka sida Google iyo Bing, iyadoo website-ka aanan wax xayisiin ah lagu sameyn. Muxuu muhiim u yahey SEO ? Si aan […]