Intee In Le’eg Ayay Muhiim Tahay SEO? Waxaa laga yaabaa inaad weli la yaaban tahay sababta SEO ay muhiim ugu tahay boggaaga internetka iyo hawlaha suuq-geynta iyo ka caawinta korodhka booqdayaasha. Aan kuu sheego qodobo na yusinya muhiimadda ay leedahay wanaajinta ama hagaajinta SEO: 68% waayo-aragnimada ka dhex dhaca khadka tooska ah waxay ka bilowdaan […]
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Waa maxey SEO ama Search Engine Optimization ? SEO waxaa laga soo gaabiyey Search Engine Optimization, waa farsamo kor loogu qaado website-ka si uu uga soo muuqdo search engine ka sida Google iyo Bing, iyadoo website-ka aanan wax xayisiin ah lagu sameyn. Muxuu muhiim u yahey SEO ? Si aan […]