5 Fikradood Oo La Xidhiidha Youtube-Ka Kahor intaadan guda galin inaad YouTube lacag ka samayso, waa inaad ugu horreyn haysataa fikrad uu kanaalkaagu ku wareegayo. Dad badan ayaa aad ugu adag inay helaan fikrad wax ku ool ah, oo ay YouTube kaga shaqaystaan, taasoo u dhalisa lacago badan. Run ahaantii...