– Hordhac GelleBashir Gelle Bashir waa entrepreneur soomaaliyeed, ganacsade iskii u shaqaysta, maamulaha goobtan, aasaasaha school-ka Gellebashir Academy, Youtuber, iyo qoraa. Goobtan waxaa la aasaasay July 2021, waxaana aasaasay Abdirahman Bashir oo ku magac dheer Gelle Bashir, ujeedkeeda ugu waynina waa in la dhiso lana xoojiyo tayada xogoha ku saabsan ganacsiyada kala duwan iyo qaababka […]