Baro 3-dan Xirfadood Xirfadahan hoose hadaad baratid, waxaad noqoneysaa qof loo baahanyahey oo abuura ganacsi online ah taas oo kuu saamaxeyso in adoo gurigaaga joogo aad online ku shaqaysatid. Qofkasta wuxuu jecelyahey in uu sameysto ganacsi si uu u gaaro xoriyad dhaqaale iyo mid waqti. Fursadaha maanta online ka banaan aad bey runtii u badan […]