Cryptocurrencies waxaa ku iibsan kartaa guri iyo gaari, ama waad ku ganacsan kartaa saad faa’iido oga sameysid. Maqaalkan waxaa kugu soo gudbinayaa saad xog badan oga heli lahayd Cryptocurrency , sida loo gato iyo sida aad ola jaan qaadi lahayd aduunkan cusub ee digital-ka isku badaley.  1. Cryptocurrency definition  Cryptocurrencies waa lacago […]
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Fursadaha maanta online-ka ka banaan waxaa ka mid ah Blogging ka. Waxaa bilkasta ka shaqeysan kartaa $100-$3000. Aniga waxaan ka mid ah dadka lacag fiican ka sameeyo Blogging-ka. Shaashadan hoose waa lacagta aan ka sameeyo Google Adsense ga . Hadaba, waxaan rabaa in aan maqaalkan kugu soo gudbiyo […]
 (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Amazon Waa Shirkad Ameerikaan Ah Oo U Shaqeysa Qaabka B2C E-Commerce Platform.Waa Tukaan aad ka adeegan kartid sidoo kalana aad adugu wax ku iibin kartid ama ganacsi ka furan kartid.Amazon waxey heesataa kumanaan macaamiil ah taas oo keentey in dadka oo dhan aaminaad ku qabaan in […]
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Dropshipping waa iibinta badeeco aadan adugu hayninba ama aadan lahayn, laakiin markuu qof kaa dalbado, aad ka dalbeysid shirkadaha iibiyo sheygaas .Kadib shirkadaas baa alaabtii u direyso qofkii iibsadey, adigaana isku xirayo. Tusaale ahaan, waxaan leeyahay dropshipping website kaas oo lagu iibiyo saacadaha. Aniga wax saacado ah ma heysto hal […]
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Fiverr waa website kuu fududeenayo in aad ka iibsatid waxyaalaha Digital service ka ah, sidoo kalana aad adugu ka shaqeysan kartid oo wax ku iibin kartid. Fiverr marka wuxuu isku xiraa iibiyaha iyo laga iibiyaha.Magaca Fiverr wuxuu ka yimid number ka 5, taas laga wado $5 baa service igu yar […]
 (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Alibaba waa shirkad ay ka ganacsadaan kumanaan ganacsato ah oo kala duduwan. Waa ganacsi u shaqeeya qaabka ( Business to Business ) ama B2B E-commerce. Mancaheeda waxa weeye kaliyah jumlad ahaan bey wax u gadaan ee tafaariiq ma jirto.Shirkadan Alibaba group waxaa tafaariiqda u qaabilsan Aliexpress. Marka […]
 (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Marka qofka aduunka igu taajirsan uu taageero u muujiyo Bitcoin, waxaa dareemeysaa in ay lacag jirto tahey.Elon Musk ayaa u sheegay dadka baraha bulshada isticmaalo in Bitcoin ay tahey lacagta mustaqbal fog badali doonta lacagta aan hada isticmaalno.faaladaas kaliyah ayaa hal mar kor u qaadey qiimaha sarifka ee […]
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); What is Digital Marketing? Marka aad tahey mulkiilaha shirkad yar oo cusub waliba, waxaa hiigsaneysaa riyooyin waaweyn. waxaa rabtaa in aad soojiidatid macaamiil badan , hanatidna qalbiyadooda si uu ganacsigaaga u noqdo mid kaalinta kowaad gala.waxaa laga yabaa in aad maqashey in internet ka lagu xayisiiso ganacsiyada laakiin aad ku […]
 (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); WAA MAXEY FREELANCING ? Freelancing waa in aad si madax banaan u shaqeysatid intii aad u shaqeyn lahayd qof kale. Markan ka fiirinayo dhanka dhaqaalaha, dadka waxey aad waayahan oga hadlaan freelancing-nimada si xad dhaaf ah . Cilmi-baaris ay sameeyeen shirkadaha caanka ku ah Freelancing-nimada, waxey sheegeen in 57 […]
 (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); WAA MAXEY AFFLIATE MARKETING ? Maanta waxaa fursad u heesataa adoo gurigaaga jooga in aad shaqeysatid oo lacag fiican ka sameysid Online-ka. Kaliyah waxaa u baahan tahey Laptob, Internet iyo in aad iska diwaangalisid websites ku shaqo leh arintaan. Affiliate Marketing ? waxaa xayisiineysaa badeecooyin ( products ), hadii […]