Facebook Ads Marka lasoo hadal qaado Xayeeysiinta Casriga ah Facebook Ads waa meesha ugu Dadka badan ayadoo la qiimeynayo Bulshada Xayeysiintu gaareyso waxaa isticmaala Mareegtaan wax ka badan 2Billion oo Dad ah taas oo ka dhigeysa insaanka Caalamka ku nool afar meelood meel iney joogaan Facebook waana sababta Shirkadaha Dunida ugu weyn u jecel yihiin […]
Multimedia Sida magaca kore aad ka aragtaan waxaan halkaan ku faaqidi doonaa Multimedia oo ah Xirfad aad loogu baahi baxay waayihii ey jirtay waana mida ugu shaqada badan marka la joogo Dunida casriga ah gaar ahaan Warbaahintii hore iyo tan Casriga ah waxaa badanaa aad u isticmaali jiray Xirfadaan Warbaahinta Mass mediaha loo yaqaan sida […]

Google Ads Mid ka mid ah qeybaha ugu muhiimsan ee Digital marketing Xirfada Google Ads waxaa eey tiir dhexaad u tahay Toolska Casriga ah loona isticmaalo Maarketingka ama Suuqgeynta hadaba waxaan halkaan ku sheegi doona dhowr siyaabo oo Dhalinyarada uga faa iideysan karaan barashada Xirfadaan iyo qaabka isla ayada u shaqeeyso meelaha looga shaqeyn […]

Web Design Agency Xirfadaan ah inaad dhisto Wakaalad ama Agency sameeysa Websiteyada waa shaqooyinka ugu Fiican Macaamiil badana dalabaad wanaagsan aad ka heli karto sidoo kale xirfado kale sida SEO baad kusoo bandhigi kartaa Websitekaaga sababta aan mihnadaan usoo qaatay baa ah ineey tahay xirfad mudo dhow ka shaqeyneysay wadamada kala duwan ee Caalamka Wadankeenana […]
Dropshipping Ganacsiga Dropshiping waxaa uu ka mid yahay Ganacsiyada waayahaan dambe soo shaac baxay waxaana uu intiisa badan ka dhex dhacaa Onlineka ama Internetka Ganacsigaan ayaa u shaqeeya qaab ka duwan alaabtii caadig ahayd ee qofku itus oo itaabsii ahaan u gadayay wuxuuna gadaaya qofku tusaale Alaab Wadan kale taala asagoo ka dibna xayeeysiis […]
E-commerce Ganacsiga dunida waayahaan dambe waxaa aad u saameeyay technologyga waxaana soo batay dukaamada onlineka wax ku iibsha ayadoo markii dambana shaqsiyaadka iska leh ganacsigaaas ey tujaarta caalamka ugu tunka weyn dhanka dhaqaalaha isku badaleen 20kii sano ee u dambeysay waxaa la dhihi karaa dunida waxaa ey u guurtay casri internet aad u xawaara sareeya […]

Waa maxey Stock Market? Waxaa laga yabaa in aad marar badan idaacadaha ama Tv’s yada ka maqashey Stock Market-kii qiimahisii kor buu ukacey ama hoos bu u dhacey. Haka walwalin maqaalkan baad sifiican igu fahmi doontaa. Maku fakartey wali in aad maalgashatid Stock Market ka ?. Waxan halkan ku falaqeyn doonaa qaabka uu shaqeeyo […]