Talooyin wax ku ool ah oo kaa caawin doona inaad YouTube-ka ka gaadho guul la taaban karo Samaynta kanaal YouTube way sahlan tahay, Laakiin se, In laga gaaro guul la taaban karo way adagtahay, Si kastaba ha ahaatee, maqaalkan waxaynu ka hadli doonaa (Haduu Eebe Idmo) talooyin wax ku ool ah oo kaa caawin doona […]
Maxaa qofka ku kallifa inuu shaqeeyo? Kaliya ma lacag baa? Weligaa ma ka fikirtay waxa kugu dhiirigelinaya inaad si adag u shaqeyso? Inteena badan jawaabtu way dhaafsiisan tahay lacag ama faa’iido maadi ah, su’aasha ah maxaa qofka ku kallifa ama ku dhiirigaliya inuu shaqeeyo?, maxaa dadka ku kallifa oo ku dhiirigaliya inay shaqo tagaan maalin […]
Wax Ka Ogow Sida Ay U shaqeeyaan Search Engine? Internetku waa duni aad u ballaadhan, Waana ilo muhiim ah oo laga helo macluumaadka iyo xogha, waxayna ku dhowdahay inay noqoto isha kaliya ee laga xigto gebi ahaanba, sababtuna waa sahlanaanta helitaanka macluumaadka iyada oo ay ugu wacan tahay mashiinda raadinta ama Search Engine Ingiriisi ahaan. Dabcan, waxaad […]
Waa Ayo Macaamiishaadu? Sideese Ula Dhaqantaa? Waxa lagu ogaaday ra’yi ururin ay samaysay Gartner oo ah shirkad cilmi-baadhis ku samaysa suuqa, in 89% tartanka suuqa soo socda uu noqon doono dhinaca khibradda macaamiisha, taas oo la macno ah in shirkaduhu ay ka shaqayn doonaan sidii ay faa’iido u heli lahaayeen, isla markaana ay u kordhin […]
Mid Ka Mid Ah Adeegyada Aynu Bixinno: Branding Services Internetku waxa uu kaalin weyn ka qaatay fududaynta hiigsiga la hiigsanayo, maadaama ganacsiga onilne-ka ah uu yahay mid ka mid ah mashaariicda sida weyn ula kulmay shacbiyadda badan. Maqaalkan, Waxaynu kaga hadli doonaa mid ka mid ah adeegyada aynu bixino, kaasoo ah Branding Services. Branding Services […]
Waa maxay luqadda HTML? Sidee bay u shaqeeyaa HTML? Sideese ku baran kartaa? Labaatankii sano ee la soo dhaafay, Luqadaha lagu dhiso ama lagu hormariyo website-yada waxa ay soo mareen horumarino iyo isbadalo kala duwan, laakiin hal luqad ayaa weli laga maarmi Karin, oo la jaan-qaadaysa hormar kasta oo dhaca, waana lama huraan adeegsigeeda ama […]
Waa maxay keywords? Iyo Muhiimada ay leedahay keywords ama Furaha Erayada waa lama huraan adeegsigeeda ama isticmaalkeeda, gaar ahaan marka aad maqaal cusub daabacayso ama aad samaynayso xayaysiis ama aad muuqaal soo galinayso YouTube, si aad u hesho soo booqdayaal badan, iyo inaad lacag ka samayso. -keywords ama Furaha Erayada miyay muhiim u yihiin mashiinada […]
5 Siyaabood oo YouTube lacag looga sameeyo Dabcan, waad ogtahay in ay suurtagal tahay in lacag laga sameeyo YouTube. Youtube waa mid ka mid ah aaladaha ugu wanaagsan internet-ka, lacagna laga samayn karo, waxaana jira dhowr siyaabood oo kala duwan oo lacag looga samayn karo YouTube, ha sa yeeshee, waxaannu soo qaadanay 5 ka mid […]
Waa maxay shaqooyinka loogu baahi badan yahay internet-ka Waa maxay shaqooyinka loogu baahi badan yahay goobaha shaqada xorta ah (freelancing)? ama si guud, shaqooyinka loogu baahi badan yahay internet-ka? Sanadihii la soo dhaafay, goobaha shaqada xorta ah (freelancing) baahida loo qabo ayaa aad u badatay. Dad badan ayaa bilaabay ama u soo jeestay inay iskood […]
Waa maxay shaqooyinka loogu baahi badan yahay internet-ka Waa maxay shaqooyinka loogu baahi badan yahay goobaha shaqada xorta ah (freelancing)? ama si guud, shaqooyinka loogu baahi badan yahay internet-ka? Sanadihii la soo dhaafay, goobaha shaqada xorta ah (freelancing) baahida loo qabo ayaa aad u badatay. Dad badan ayaa bilaabay ama u soo jeestay inay iskood […]