Sida Loo Qoro CV Qurux Badan Waayadan dambe, adeegsiga CV-gu waxa uu noqday mid lama huraan ah, hadday tahay waxbarasho, shaqo iyo mid socdaalba…Taasi waa sababta aan had iyo jeer u raadinno sidii aan u qori lahayn CV qurux badan oo wanaagsan islamarkaana noo damaanad qaada inaan gaarno waxa aan hiigsaneyno. Shaki kuma jiro in […]
Sideed u noqon kartaa naqshadeeye guulaysta? Xirfadda naqshadeynta waa mid ka mid ah xirfadaha hormuudka u ah wakhtigeena waxaana si weyn looga raadiyaa goobaha freelancing, macaamiisha intooda badani waxay door bidaan inay si toos ah ula macaamilaan naqshadeeye garaafeed guuleysta kaas oo awood u leh in uu dhamaystiro mashaariicda marka ay ku heshiiyaan labada dhinac […]
10 Xirfadood oo ay tahay muhiim inaad barato si aad ula jaanqaado mustaqbalka – Xirfado Cusub Dunida inagu xeeran waxa ka socda horumar aan hore loo arag, gaar ahaan dhinacyada kala duwan ee tignoolajiyada oo sannadba sanadka ka dambeeya sii xoogaysanaya. Si aan ula jaanqaadno dardargelintan, waa inaan si joogto ah u barannaa xirfado cusub, […]
Maalgelinta internetka ayaa yeeshay hadal hayn badan waayadan dambe, sababtuna waa faa’iidooyinka ay leedahay. Haddii aad rabto inaad maalgashato saami, lacagaha dhijitaalka ah, macdanaha qaaliga ah, ama nooc kasta oo maalgashi ah, waa inaad ogaataa in soo celinta maalgashiga aan mar walba la dammaanad qaadi karin, oo ay tahay inaad si taxadar leh u tixgeliso […]
Labo Talo Xirfadood Waxaan doonayaa maanta inaan kula share gareeyo Labo Fikradood kuna saabsan in laga shaqeeyo Internet-ka. Waxa aan kula wadaagi doono mid walba Qibrad baan u leeyahay waana xirfadeheyga, mar walbana Qofku Cilmiga iyo qibrada sheeygaan u leeyahay baa Dadka kale dhirigalin u noqota. hadaba Fikradahaan oo qaarkood Somalia aad uga banaan baa […]
You always hear the Internet you can work from your Home or any place, you ask yourself How? I want to summarize in this article the way Somali youths understand and how the situation is. People who have benefited from online understand that after a long time, these points that I have brought to […]
You always hear the Internet you can work from your Home or any place, you ask yourself How? I want to summarize in this article the way Somali youths understand and how the situation is. People who have benefited from online understand that after a long time, these points that I have brought to […]
Sicirbararka Dunida Waxaa Dunida ka socda dhanka Dhaqaalaha markaan eegno waa mushkilad weyn bilahaan dambe qiimeenta dhaqaalaha wadamo badan oo Dunida ah shacabka ku nool baa awoodi wayay ineey iibsadaan Badeecooyinka qaar taas oo loo sababeynayo arimo dhowr ah isna biirsaday sida Dagaalada soo cusboonay iyo Xanuunkii Caalamku ka qeylshay ee Covid-19 Sidoo kale waxaa […]
Forex waa Suuq wax badan Caalamka kasoo jiray laakin wayahaan ama sanadadii dambe Soomaalida dhexdeeda aad ugu faafay kadib markii Dhalinyaro Qurba-joog u badan soo barteen Cilmigaan ka dibna lasii wadaageen Bulshada inteeda kale siiba Dhalinta Shaqo la aantu hareereysay, inkastoo qaabka Soomaalidu u fahamtay ka duwan yahay sida Dunida kale Xirfadaan ka aaminsan […]
Facebook Ads Marka lasoo hadal qaado Xayeeysiinta Casriga ah Facebook Ads waa meesha ugu Dadka badan ayadoo la qiimeynayo Bulshada Xayeysiintu gaareyso waxaa isticmaala Mareegtaan wax ka badan 2Billion oo Dad ah taas oo ka dhigeysa insaanka Caalamka ku nool afar meelood meel iney joogaan Facebook waana sababta Shirkadaha Dunida ugu weyn u jecel yihiin […]