Samaynta Website-yada, Mid ka mid ah adeegyada aynu bixino Samaynta website waxay ganacsi katasaa u noqotay lama huraan, xitaa haddii aan lagu bixinayn adeegyo, ama badeecado. Maqaalkan, waxaynu ka hadli doonaa -eebe idamkii- muhiimada ay leedahay samaynta website, iyo sida ay uga faa’ideysan karaan ganacsatada, iyo shakhsiyaadka caadiga ah, si ay u dardargeliyaan kobaca mashaariicdooda […]
Robots-yo Badalaya Malaayiin Shaqaale Sida laga soo xigtay Oxford, Kunawaad 20 milyan oo shaqo ayaa laga yaabaa inay la wareegaan Robots-yo xilli ay taariikhdu tahay 2030-ka. Dhaqaale-yahannadu waxay falanqeeyeen isbadalada muddada-dheer ee ku saabsiisan qaadashada automation-ka (otomaatiga/iswadidda) ee goobta shaqada, iyagoo xusay in tirada robots-yada adduunka laga isticmaalo ay kordheen saddex laab labaatankii sano ee […]
Qaybaha ugu muhiimsan ee ay ka kooban tahay qorshaha suuq-geynta elektaroonigga ah Qorshaha suuq-geynta elektaroonigga ah waxa ka soo baxa faa’iidooyin badan oo muhiim ah oo ka caawiya mashaariicda in ay gaadhaan dhammaan yoolkooda, maadaama suuq-geynta elektaroonigga ah dhammaan laamaheedu iyo noocyadeeda uu noqday mid ka mid ah tiirarka aasaasiga ah ee ugu muhiimsan ee […]
Waa Maxay Soft Skills? Iyo Noocyadiisa? Soft Skills ayaa door muhiim ah u leh loo-shaqeeyayaasha badankood, maadaama ku dhawaad ​​​​shaqo kasta ay u baahan tahay shaqaale leh Soft Skills (xirfadaha jilicsan). Soft Skills ayaa si gaar ah muhiim ugu ah shaqooyinka ku saleysan macaamiisha, maadaama shaqaalahani ay si toos ah ula xiriiraan macaamiisha. Xataa haddii […]
Robots-yado ma noqon doonaan baddalka bini’aadamka “Amazon”? Mustaqbalka, Amazon waxaa laga yaabaa inay ku tiirsanaato robot-yo, ” Waxa aan qaban doono shanta sano ee soo socota waxa ay ka badnaan doonaan wixii aan qabanay tobankii sano ee la soo dhaafay” ayuu yiri Joe Quinlivan, madaxweyne ku xigeenka Amazon, mar uu shir jaraa’id qabtay. Shirkadda Amazon […]
Sidee Loo Qaabilaa Guuldarrada? Guuldarradu ama Fashilku waa mid ka mid ah waayo-aragnimada ugu dhibka badan ee soo marta bini’aadamka, Sababaheeduna ay kala duwan yihiin, waxayna ku xidhan tahay waayo-aragnimada, iyo saamaynta ay ku leedahay dadka hadda iyo kuwa mustaqbalka, iyo xaaladaha nafsiga ah ama jireedka ah. fikradan ayaa si buuxda uga hor imanaysa fikradda […]
Waa maxay filashada macaamiisha? Filashada ama Rajada Macmiilka waxaa lagu qeexaa “qiimaha ama faa’iidada muuqata ee ay macaamiishu ka filayaan inay ka helaan adeegga ama alaabta la siiyey, oo ay aaminsan yihiin in adeeg-bixiyayaasha ama alaab-bixiyeyaasha ay ka warqabaan.” Badanaa filashada macaamiisha waxaa ka mid ah inay helaan heerka ugu jaban, kan ugu fiican, kan […]
5 Hab-raac Oo Aad Uga Faa’iidaysan Karto Wakhtigaaga Si Aad U Noqoto Mid Wax Soo Saar Badan Leh Weligaa ma dareentay in saacadaha maalintii aanay kugu filnayn? Waxaa jira dhowr siyaabood oo aad uga faa’ideysan karto wakhtigaaga si aad u xaqiijiso yoolkaaga maalinlaha ah. Sideen uga faa’ideystaa wakhtiga? Jawaabta Su’aashan waa mid fudud. Aqoonso waxyaalaha […]
Canada Oo Qorsheyneysa Inay Soo Dhoofsatao Nus-Milyan Qof Oo Xirfadlayaal Ah Sanadka 2025-Ka Canada ayaa ku dhawaaqday qorshaheeda ku aadan qaabilidda soo galootiga, iyadoo xustay inay dooneyso inay soo dhoofsato 1.45 milyan oo soo galooti ah sannadka 2023, 2024 iyo 2025, taas oo ay ugu wacan tahay dadkeeda hawlgabka noqday iyo shaqo yaraanta ka jirta […]
Waa Maxay Tignoolajiyada Blockchain? Sideese U Shaqeysaa? Sanadihii la soo dhaafay, lacagta Bitcoin iyo lacagaha dijitaalka ah ee qarsoodiga ah ayaa si weyn u faafayay, dalal badan iyo shirkado caalami ah ayaa qaatay. Maqaalkan, waxaan kaga hadli doonaa tignoolajiyada ka dambeysa lacagahaas, taas oo ah Blockchain, waxaan isku dayi doonaa inaan fahanno sababaha faafitaankooda iyo […]