Baro 3-dan Xirfadood Xirfadahan hoose hadaad baratid, waxaad noqoneysaa qof loo baahanyahey oo abuura ganacsi online ah taas oo kuu saamaxeyso in adoo gurigaaga joogo aad online ku shaqaysatid. Qofkasta wuxuu jecelyahey in uu sameysto ganacsi si uu u gaaro xoriyad dhaqaale iyo mid waqti. Fursadaha maanta online ka banaan aad bey runtii u badan […]
Fursad waxbarasho ( Google Skillshop ) Google skillshop waa barnaamij ay bixiso shirkada Google taas oo aad ka heli karto fursad waxbarasho oo ku saabsan Digital Marketing ka . Waxaad wax ku baran doontaa qaab online ah adoo helayo dhamaan waxyaalaha aas aasiga u ah howshas. Maqaalkan waxaa kugu soo gudbin doonaa dhamaan xogtan fursadan […]
Sidee Fabook Page Lacag Looga Sameyaa ? Ma’ogtahey in facebook page kaaga uu yahey il dhaqaale laga sameyn karo? Hadii aadan laheyn Facebook page waa fursad hada kuu furan oo aad lacag ka sameyn kartid . Maanta waxaan ku bari donaa 4 qaab oo lacag looga sameeyo Facebook page. How to make money on Facebook […]
Sidee Loo Noqdaa Freelancer 2022 ? Freelancing-nimada waa fursad cajiib ah oo ku saamaxeyso in ay wax badan ka badasho qaabka aad hada u shaqeysid. Waa fursad kuu saamaxeyso in aad shaqeysatid adoo gurigaaga joogo ama dalxiis ku maqan. Kaliyah waxaa ubaahan tahey in aad internet haysatid iyo computer. 2022 maalin ay ka fududahey […]
 Cryptocurrencies waxaa ku iibsan kartaa guri iyo gaari, ama waad ku ganacsan kartaa saad faa’iido oga sameysid. Maqaalkan waxaa kugu soo gudbinayaa saad xog badan oga heli lahayd Cryptocurrency , sida loo gato iyo sida aad ola jaan qaadi lahayd aduunkan cusub ee digital-ka isku badaley.  1. Cryptocurrency definition  Cryptocurrencies waa lacago […]
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Fursadaha maanta online-ka ka banaan waxaa ka mid ah Blogging ka. Waxaa bilkasta ka shaqeysan kartaa $100-$3000. Aniga waxaan ka mid ah dadka lacag fiican ka sameeyo Blogging-ka. Shaashadan hoose waa lacagta aan ka sameeyo Google Adsense ga . Hadaba, waxaan rabaa in aan maqaalkan kugu soo gudbiyo […]
 (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Amazon Waa Shirkad Ameerikaan Ah Oo U Shaqeysa Qaabka B2C E-Commerce Platform.Waa Tukaan aad ka adeegan kartid sidoo kalana aad adugu wax ku iibin kartid ama ganacsi ka furan kartid.Amazon waxey heesataa kumanaan macaamiil ah taas oo keentey in dadka oo dhan aaminaad ku qabaan in […]
 (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Alibaba waa shirkad ay ka ganacsadaan kumanaan ganacsato ah oo kala duduwan. Waa ganacsi u shaqeeya qaabka ( Business to Business ) ama B2B E-commerce. Mancaheeda waxa weeye kaliyah jumlad ahaan bey wax u gadaan ee tafaariiq ma jirto.Shirkadan Alibaba group waxaa tafaariiqda u qaabilsan Aliexpress. Marka […]
 (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Marka qofka aduunka igu taajirsan uu taageero u muujiyo Bitcoin, waxaa dareemeysaa in ay lacag jirto tahey.Elon Musk ayaa u sheegay dadka baraha bulshada isticmaalo in Bitcoin ay tahey lacagta mustaqbal fog badali doonta lacagta aan hada isticmaalno.faaladaas kaliyah ayaa hal mar kor u qaadey qiimaha sarifka ee […]
(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); What is Digital Marketing? Marka aad tahey mulkiilaha shirkad yar oo cusub waliba, waxaa hiigsaneysaa riyooyin waaweyn. waxaa rabtaa in aad soojiidatid macaamiil badan , hanatidna qalbiyadooda si uu ganacsigaaga u noqdo mid kaalinta kowaad gala.waxaa laga yabaa in aad maqashey in internet ka lagu xayisiiso ganacsiyada laakiin aad ku […]