Shirkadeena Door Intee Le’eg Ayay Ku Leedahay Samaynta Website-yada Yeelashada website wakhti xaadirkan wuxuu noqday mid lama huraan ah, mana jirto meel looga baxsado xaqiiqdan, iyadoo ay ugu wacan tahay faa’iidooyinkeeda badan ee aan mararka qaar la soo koobi karin, waxaana isku dayaynaa inaan fikrad guud kaa siinno muhiimadda ay leedahay yeelashada website. Isla wakhti […]
Dhinacyada Kala Duwan Ee Uu Leeyahay Ganacsiga E-Commerce-ga Maxaa looga jeedaa ganacsiga e-commerce-ga ahi? Ugu horreyn, Inta aanan u galin faahfaahinta dhinacyada kala duwan ee uu leehaya ganacsiga e-commerce-ga ahi, aynu in yar dul istaagno waxa looga jeedo ganacsiga e-commerce-ga… E-commerce waa hab ka mid ah hababka wax iibsiga iyo iibinta alaabooyinka ama adeegyada, kuwaasoo […]
Meta Waxay Bilawday Iibinta Adeegeeda Cusub “Meta Verified” Meta waxa ay bilaawday in isticmaalayaasheeda Facebook iyo Instagram ee ku kala nool Australia iyo New Zealand, ay ka iibiso adeegeeda cusub ee la magac baxay Meta Verified, kaasoo ah xaqiijinta akoonada ama sugnaanshaha akoonka saxda ah. Shirkaddu waxay ku sheegtay war-saxaafadeed ay ku daabacday boggeeda, in […]
Taariikhda YouTube Oo Ka Soo Bilaabatay Beerta Xayawaanka Shabakad wax badan ka beddeshay is-gaarsiinta adduunka, iyadoo isticmaalayaasheeda u ogolaanaysa in ay isu-weydaarsadaan muuqaallada, waxay heshaa maalin kasta kudhawaad afar bilyan oo daawasho, waxayna gacan ka gaysatay beddelka fikraddaha madax-bannaanida gaar ahaan goobaha warbaahinta. Muuqaalkii ugu horeeyay ee la soo galiyayana waxaa loogu magac daray “Me […]
Waa Kuma Ninka Adduunka Ugu Taajirsan Wakhti Xaadirkan Waa ganacsade maal qabeen ah oo u dhashay dalka Faransiiska. Magaciisana waa Bernard Arnault Marka laga sootago shirkaddiisa, waxa uu sidoo kale aruuriyaa farshaxannada qiimaha badan. Waxa uu dhashay 5-tii bishii March ee sanadkii 1949, haddana da’diisu waa 73 sano. Hantidiisa oo bishii March, 2020 ahayd $76 […]
3 shaqo oo looga baahan yahay suuqa shaqada 2023 Shirkadaha tignoolajiyada ayaa dhawaanahan shaqo joojin ballaaran sameeyay, iyadoo xogtu ay muujinayso in 352 shirkadood oo tignoolajiyadeed ay eryeen in ka badan 100,000 oo shaqaale sanadkan oo kaliya, sida uu sheegay layoffs.fyi, oo ah shabakad la socota xogta shaqo joojinta. Mowjadda shaqo joojinta ayaa wali socda, […]
Sida Alibaba Wax Looga Iibsado Loogana Kale Wareejisto Lahaanshiyaha Alaabta Alibaba.com waa Ka qaybqaataha ugu muhiimsan suuqa eCommerce-ga ee B2B, Iibsadayaasha iyo alaab-qeybiyeyaasha adduunka oo dhan ayaa mareegtan u isticmaalay si ay u dhisaan oo ay u balaadhiyaan ganacsigooda. Waxa Alibaba.com ka dhigaya mid aad u awood badan ayaa ah bixinta dheeraadyo kala duwan, agabyo, […]
Google Ayaa Ku Dhawaaqday Bard, Oo Ah Dhigga Chatgpt? Maamulaha Alphabet Sundar Pichai ayaa ku dhawaaqay nuqul tijaabo ah oo xaddidan oo ku aadan barnaamijkeeda cusub ee Bard ee ku salaysan wada-shaykaysiga, si lamid ah ChatGPT, taas oo ah jawaab ku socota adeegga ChatGPT ee caanka noqday toddobaadyadii la soo dhaafay. (Pichai) ayaa sheegay in […]
Sidee Tiktok Ugu Suuqgeyn Kartaa Ganacsigaaga App-ka TikTok aad ayuu u koray dhowrkii sano ee la soo dhaafay, maadaama tirada isticmaaleyaasheeda adduunka oo dhan ay hadda gaartay in ka badan hal bilyan oo isticmaale firfircoon. App kasta oo kordha tirada isticmaaleyaasheeda, wuxuu noqdaa kanaal xayeysiimeed, taas oo sahlaysa hawlaha ganacsiga iyo adeega, si loo gaadho […]
Muraayadaha Dhabta Ah Waxay Gaadheen Heer Laga Sooci Waayo Xaqiiqda Koox cilmi-baarayaal ah oo ka tirsan Machadka Tiknoolajiyada ee Massachusetts, oo kaashanaya kooxo cilmi-baarayaal ah oo ka kala socda Faransiiska iyo Kuuriyada Koonfureed, ayaa soo saaray tignoolajiyada ay u badan tahay inay si tayo leh u wanaajiso tayada sawirka ee ay bixiyaan muraayadaha dhabta ah. […]