Sideen U Joojin Karaa Isticmaalka Xad Dhaafka Ah Ee Tignoolajiyada? “Ujeedada talefanka casriga ah ama tignoolajiyada guud ahaan, waa in ay noo adeegaan ee ma aha in ay xakameeyaan nolosheena.” Maqaalkeena maanta, wuxuu daaran yahay tignoolajiyada, oo aynu ku kala dhigayno saamaynta ay leedahay iyo ka faa’idaysigeeda taban iyo tan togan. Sideen Ku Ogaan Karaa […]
Sideen Ku Noqdaa Qoraa Wax Ku Qora Internet-Ka Haddii aad xiisaynayso inaad qoraal u qorto boggaga internetka, ama blog-kaaga, talooyinka soo socda ayaa kaa caawin doona inaad isku dubariddo shaqadaada ku aadan qorista qoraalada ama maqaalada, si aad u gaadho natiijooyinka ugu fiican: 1- Baadh Ka Hor Inta Aanad Bilaabin Qoraalka Fahamkaaga mawduuca aad u […]
Farqiga U Dhexeeya Horumarinta Ganacsiga Iyo Horumarinta Astaanta Horumarinta astaanta iyo horumarinta ganacsigu inta badan way wada socdaan – iyadoo ay jiraan kala duwanaansho; Haddii aad Google-ka ka raadiso farqiga u dhexeeya summada iyo ganacsiga, waxaad ka heli doontaa natiijooyin badan oo leh micnooyin badan oo ku saabsan macnaha astaanta. Way wada shaqeeyaan, laakiin horumarinta […]
6 Siyaabood Oo Lagu Gaadho Dadka La Beegsanayo Iyada Oo Loo Marayo Youtube Qofkasta oo Youtube-ka muuqaalo soo dhiga, si uu naftiisa ama mashruuciisa u horumariyo waxa uu leeyahay yool u gaar ah, sadarradan soo socoda, waxaan dib u eegi doonaa lix hab oo loo maro YouTube-ka oo qayb ka ah istiraatiijiyadda loo isticmaalo in […]
Farqiga U Dhexeeya Baraha Bulshada Iyo Shabakadaha Bulshada Baraha bulshadu iyo shabakada bulshadu ay ku wada xidhiidho waa laba shay oo kala duwan, laakiin sideen ku kala garan karnaa? In kasta oo si is-beddel ah loo adeegsado, haddana labadan erey ayaa midba midka kale macnihiisa suugaaneed ku kala duwan yahay. Baraha bulshada waxa loola jeedaa […]
Noocyada Suuqgeynta Muuqaalka ah Xeelado kasta ama yoolal kasta oo aad dejiso si aad u xoojiso suuq-geynta elektaroonigga ah, ganacsigaaga ama shirkaddaada, ma noqon doonto mid waxtar u leh sidii loo baahnaa, ilaa ay leedahay suuq-geyn muuqaal ah, oo ah nooca ugu badan ee suuq-geynta xilligan la joogo. Suuqgeynta muuqaalka ah ayaa khubarada suuqgeynta ay […]
Maxay Dadku Badankoodu U Guuldarraystaan? Guushu waa geedi socod joogto ah oo loogu talagalay in lagu wanaajiyo shakhsi ahaan, tayada nolosha, waxqabadka shaqada, iyo xiriirka; Sidaa darteed, waxay u baahan tahay dadaal weyn; Maadaama aanay guushu ku koobnayn kaliya guusha maadiga ah, inta badan dadka lacagta badan haysta waxa ay la ildaran yihiin darxumo iyo […]
Website Plans and Pricing (Xidhmooyinka Adeegyadeena Ku Aadan Samaynta Website-Yada) Website-ku waxa uu ballaadhiyay suurtagalnimada ah in wax badan la gaadho, wuxuuna malaayiin fursadood u furay ganacsatada ama guud ahaan shakhsiyaadka caadiga ah, wuxuuna badalay hab-nololeedka dadka adduunka ku kala nool oo dhan, iyada oo dadku website-ka ay ku wada xidhiidhaan meel kasta oo ay […]
Sidee Ayaad Ku Dooran Kartaa Laptop-Ka Ugu Fiican Graphic Design-Ka Waxaa jira dhowr arrimood oo ay tahay in la tixgeliyo marka la dooranayo laptop-ka ugu fiican graphic design-ka. Kahor intaadan iibsan laptop-ka ugu fiican ama ugu awooda badan, waa inaad si taxadar leh uga fikirtaa ilaa heerka uu gaarsiisan yahay baahiyahaaga farsamo ee aad leedahay […]
Iswaydii Su’aalahan, Si Aad U Badasho Hab Fikirkaaga Dhammaanteen waxaan leenahay xoogaa xaddidaado gudaha ah, tusaale ahaan, waxaan si wax ku ool ah diiradda u saari karnaa waqti gaar ah tiro aad u xaddidan; Tani waa mid faa’iido leh, sababtoo ah waxay la macno tahay marka aan diirada saarno fikradaha u horseedaya awooddeena, waxay noqotaa […]