Samaynta Website-yada (Xaqiiqo Kaa Qarsoonayd) Haddi aad rabto in aad yeelato website, si aad mustaqbalka dhow ama fogba lacag uga samayso,ama aad tahay mulkiile leh mehrad ama ganacsi maxalli ah ood rabto inaad ku soo biirto saaxadda online-ka ah, amaba aad rabto inaad hadda iyo kow bilawdo mashruuc ku salaysan internetka, waxaan kuu sheegayaa in […]
Bilaabidda Dukaan Online Ah Waxa aan qarsoonayn in dunidu haatan ay marayso dhibaatooyin dhaqaale oo waaweyn oo heer walba leh, kuwaas oo ay ugu horreeyaan shaqo la’aan iyo mushahar yarida, taasoo dhallinyarada ku keentay inay dib u milicsadaan bilaabidda fikrado iyo mashaariicyo guul leh, waxaana sidoo kale shaki ku jirin bilaabidda dukaan online ah in […]
4 Siyaabood Oo Aad Lacagtaada Ku Kaydsan Karto, Adigoon Noloshaada Hoos U Dhigin Wakhti xaadirkan in lacag la kaydsao waxay u muuqataa mid adag, maadaama mushaharkii la qaadanayay uu si tartiib tartiib ah u kordhayo (amaba uusan kordhayn), kharashaadka maalinlaha ahna uu ka badan yahay sidii hore. Dadka badankiisu riyada ah inay lacag kaydsadaa waxay […]
Siyaabaha Aad Ku Kordhin Karto Dakhligaaga Billaha Ah, Adigoo Gurigaaga Jooga Ka hor inta aynaan ka hadlin hababka kor u qaadaya dakhligaaga billaha ah, waa inaan marka hore ku baraarugno inay farqi u dhaxeeyaan hababka dakhliga loo kasbado iyo hababka dakhliga kor loogu qaado. Waxayna maanta ka hadli doonaa habab kaa caawinaya inaad dakhligaaga kordhiso, […]
Sideed Website-Kaaga Uga Dhigi Kartaa Mid Ka Soo Muuqda Kaalamaha Koowaad Ee Natiijooyinka Raadinta Google Shaki kuma jiro in qof kastaa uu rabo inuu ka soo muuqdo kaalmaha koowaad ee natiijooyinka raadinta Google, waxaana jirta sababo suurtagalinaysa midatan. Dabcan qof kastaa wuu ogyahay in joogitaanka kaalmaha hore ee natiijooyinka raadinta Google ay ka dhigan tahay, […]
Qoraalka: Siyaabaha Ugu Wanaagsan Ee Lacag Looga Samayo Wax-Qorista 2023 Qoraalku waa mid ka mid ah hababka aasaasiga ah ee internetka lacag looga sameeyo, ka sokow inuu yahay hab wax ku ool ah oo lagu cabbiro fikradaha iyo dareenka, gudbinta aqoonta iyo khibradaha, ballaarinta fahamka iyo wacyiga, sidoo kalena waa il dhaqaale oo wanaagsan. Qoraalku […]
Sideen Ku Doortaa Nooca Ganacsiga E-commerce-ga Ah Ee Igu Habboon Si aad u ogaato takhasuska ugu fiican ee ku habboon awoodahaaga, xirfadahaaga, iyo rabitaankaaga akadeemiyadeed, isla hadda Gelle Bashir la qabso kulan la tashi ah. Astaamaha Shakhsi Ahaaneed Ee Hormuudka U Ah Ganacsiga E-Commerce-Ga Ah Haatan, waxaan ku weydiin doonaa dhowr su’aalood, kuwaasoo ku saabsan […]
Maxay Yihiin Qodobada Guusha Leh Ee Hadii La Raaco Uu Guulaysan Karo Ganacsigan E-Commerce Ah? Wakhtiga iyo waayuhuba waa ay is bedeleen, waxaana aad u soo kordhay tirada dadka raba inay dhaqaala ahaan madax-bannaanaadaan, internetkuna waxa uu kaalin weyn ka qaatay fududaynta ka midho-dhalinta yoolkan, maadaama ganacsiga e-commerce-ga ahi uu yahay mid ka mid ah […]
Adeegyada Aynu Bixinno Adeegyada aynu bixino waxay kaalin weyn ka qaadanayaan hirgalinta mashaariicyada cusub ee la hiigsanayo, gaar ahaan mashaariicyada online-ka ah, maadaama mashaariicyada onilne-ka ah ay yihiin mashaariicyo si weyn ula kulma shacbiyadda badan. Maqaalkan, Waxaynu kaga hadli doonaa qaar ka mid ah adeegyada aynu bixino, kaawsoo kala ah: Web Design & Development, Branding […]
Sideed Ku Noqon Kartaa Suuqgeeye Hal-Abuur Leh Markii ay kordheen tirada dadka leh ganacsiyada iyo mashaariicda cusub iyo dadka saamaynta ku leh baraha bulshada, suuqgeyntu waxa ay noqtay mid ka mid ah ilaha dhaqaale ee ugu muhiimsan internetka wakhti xaadirkan. Waxaa jira siyaabo badan oo lagu noqon karo suuqgeye hal-abuur leh oo xirfad leh, hasa […]