Mashaariicyada Laga Helo Passive Income (Dakhliga Dadban) Waxa la yidhaahdaa celceliska milyaneerka caadiga ah waxa uu leeyahay 7 il dhaqaale oo kala duwan (lama hubo odhaahdan).Laakiin badi milyaneerada adduunku waxaa laga yaabaa inaysan haysan 7 shaqo oo kala duwan. Haddaba maxaa sabab u ah?, waxaabad mooddaa inay u badan tahay inay ka faa’iidaysteen awoodda dakhliga […]
Fikradaha Suuqgeyneed Ee Ugu Wanaagsan Bisha Ramadaan Ma doonaysaa in aad hesho fikrado suuqgeyneed bisha Ramadaan? Si aad kor ugu qaaddo wax soo saarkaaga bisha barakeysan ee Ramadaan, ugana faa’ideysato kor u kaca iibka, kaliya sii wad akhrintaada. Maamulayaasha mashruucyada noocyadooda kala duwan ayaa inta badan la kulma gabaabsi agabka la heli karo iyo in […]
Xalka Ugu Dhakhsaha Badan Ee Lagu Gaaro Farxadda Dhammaanteen waxaynu iska dhignaa kuwo faraxsan, saasooy tahayna, inteenna badani ma faraxsana, mar walbana way cawdaan, lana dagaallanaa xubnaha qoyska. Dhammaanteen waan ognahay sida loogu noolaado nolol farxad leh, farxaddu sideedaba maaha qaacido sir ah, sidoo kale waxaynu wada ognahay in lacag, mansab, magac iyo ixtiraamba aysan […]
Aaladaha bilaashka ah ee lagu tafatiro sawirada Hormarka wakhti xaadirkan la gaaray awgeed, uma baahnid inaad khabiir ku noqoto isticmaalka Photoshop si aad sawiradaada uga dhigdo sawiro xirfad leh, qof kasta oo leh aqoon yar oo shaqo oo ku saabsan aaladaha tafatirka sawirada, wuxuu si fudud u hagaajin karaa sawirradiisa. Aaladaha tooska ah ee wax […]
Muhiimadda “Muuqaalku” U Leeyahay Ganacsiga E-Commerce Muuqaaladu waxay ka caawiyaan shirkadaha ganacsiga e-commerce ahi inay helaan kalsooni, kordhiyaan wax iibsiga, iyo inay helaan saami weyn oo suuqa ah. Maadaama mulkiilayaasha dukaamada internetka ahi ay had iyo jeer raadinayaan habab ay ku wanaajiyaan khibradaha macaamiishooda, badankooduna waxay dejinayaan habab kala duwan oo ay ku soo bandhigaan; […]
Xirfadaha Baahida Weyn Loo Qabo Waa in aynu wax ka bedelno mustaqbalka shaqada, inta aynu joogno goobaheenna waxa is beddelay wejigii uu lahaa adduunku, dabeecaddii shaqaduna waa ay is beddeleen, dibna ugu noqon maayaan sidii ay ahaayeen. Laakiin, noloshu waxay yeelan doontaa xeerar cusub oo u gaar ah, guusha mustaqbalkuna waxay u baahan doontaa xirfado […]
5 Tiir Oo Muhiim U Ah Guusha Qorshe Kasta Oo Suuqgeyn Ah Dadyaw badan oo raba inay bartaan suuqgeynta ayaa laga yaabaa inay is weydiiyaan sideen ololaheena suuqgeyneed uga dhignaa mid guulaysta, ama ugu yaraan aan u dammaanad qaadnaa khasaaro yari. Halkan, waxaa su’aalo ay tahay in si taxaddar leh loogu fiirsado, isla mar ahaantaana […]
8da Shaqo Ee Ugu Fiican Dhanka Tignoolajiyada Tignoolajiyada joogto ah u kordha marba marka ka danbaysa, waxayna bixiyaan fursado badan oo shaqo, laga bilaabo horumarinta software-da iyo waxyaabaha la xidhiihda amniga internetka ilaa maskaxda macmalka ah ai Artificial Intelligence (AI). Maqaalkan waxaynu ka hadli doonaa -eebe idamkii- 8-da ka shaqo ee ugu fiican dhanka tignoolajiyada […]
Intee In Le’eg Ayay Muhiim Tahay SEO? Waxaa laga yaabaa inaad weli la yaaban tahay sababta SEO ay muhiim ugu tahay boggaaga internetka iyo hawlaha suuq-geynta iyo ka caawinta korodhka booqdayaasha. Aan kuu sheego qodobo na yusinya muhiimadda ay leedahay wanaajinta ama hagaajinta SEO: 68% waayo-aragnimada ka dhex dhaca khadka tooska ah waxay ka bilowdaan […]
Wax Ka Ogow WEB 3.0, kacaanka cusub ee Internetka Tiknoolajiyada Blockchain ee loo yaqaan silsiladda xannibaadda, hadda waxay noqotay mid ka mid ah hal-abuurradii ugu muhiimsanaa qarnigii kow iyo labaatanaad, taas oo ay ugu wacan tahay saamaynta weyn ee ay ku leedahay qaybaha kala duwan ee nolosheena, laga bilaabo maaliyadda ilaa wax soo saarka iyo […]