Waa Ayo Macaamiishaadu? Sideese Ula Dhaqantaa? Waxa lagu ogaaday ra’yi ururin ay samaysay Gartner oo ah shirkad cilmi-baadhis ku samaysa suuqa, in 89% tartanka suuqa soo socda uu noqon doono dhinaca khibradda macaamiisha, taas oo la macno ah in shirkaduhu ay ka shaqayn doonaan sidii ay faa’iido u heli lahaayeen, isla markaana ay u kordhin […]
Mid Ka Mid Ah Adeegyada Aynu Bixinno: Branding Services Internetku waxa uu kaalin weyn ka qaatay fududaynta hiigsiga la hiigsanayo, maadaama ganacsiga onilne-ka ah uu yahay mid ka mid ah mashaariicda sida weyn ula kulmay shacbiyadda badan. Maqaalkan, Waxaynu kaga hadli doonaa mid ka mid ah adeegyada aynu bixino, kaasoo ah Branding Services. Branding Services […]
Waa maxay luqadda HTML? Sidee bay u shaqeeyaa HTML? Sideese ku baran kartaa? Labaatankii sano ee la soo dhaafay, Luqadaha lagu dhiso ama lagu hormariyo website-yada waxa ay soo mareen horumarino iyo isbadalo kala duwan, laakiin hal luqad ayaa weli laga maarmi Karin, oo la jaan-qaadaysa hormar kasta oo dhaca, waana lama huraan adeegsigeeda ama […]
Waa maxay keywords? Iyo Muhiimada ay leedahay keywords ama Furaha Erayada waa lama huraan adeegsigeeda ama isticmaalkeeda, gaar ahaan marka aad maqaal cusub daabacayso ama aad samaynayso xayaysiis ama aad muuqaal soo galinayso YouTube, si aad u hesho soo booqdayaal badan, iyo inaad lacag ka samayso. -keywords ama Furaha Erayada miyay muhiim u yihiin mashiinada […]
5 Siyaabood oo YouTube lacag looga sameeyo Dabcan, waad ogtahay in ay suurtagal tahay in lacag laga sameeyo YouTube. Youtube waa mid ka mid ah aaladaha ugu wanaagsan internet-ka, lacagna laga samayn karo, waxaana jira dhowr siyaabood oo kala duwan oo lacag looga samayn karo YouTube, ha sa yeeshee, waxaannu soo qaadanay 5 ka mid […]
Waa maxay shaqooyinka loogu baahi badan yahay internet-ka Waa maxay shaqooyinka loogu baahi badan yahay goobaha shaqada xorta ah (freelancing)? ama si guud, shaqooyinka loogu baahi badan yahay internet-ka? Sanadihii la soo dhaafay, goobaha shaqada xorta ah (freelancing) baahida loo qabo ayaa aad u badatay. Dad badan ayaa bilaabay ama u soo jeestay inay iskood […]
Sidee interneedka loogu iibiyaa adeegyadaada? Waxaad rabtaa inaad internet-ka ku dhex iibiso adeegyada aad bixiso, ama waxaa kugu jirta fikrad ganacsi oo wax ku ool ah islamarkaana aad rabto inaad dadka ka iibiso, se aad iswaydiinayso sidee iyo qaabkee ayaan u iibiyaa ama u bixiyaa adeegaas. Mar hadii aad leedahay adeeg, waxaa muhiim ah ama […]
Fikrado ku saabsiisan website-yada ugu lacag samaynta badan sanadka 2022 Haddii aad iswaydiinayso website noocee ah ayaan samaystaa, si aan lacag uga sameeyo, oo aan u gaaro madax-bannaani dhaqaale sida dad badani ay ku fikkiraan in ay samaytaan mashruuc u gaar ah, waxaannu kuu fudaydinay jawaabta su’aashaas, sidaas darteed yaa naga mid ah oo doonayya […]
Sidee NFT Lacag Looga Sameeyaa? Waxaa shakki la’aan ah ama laga yaabaa inaad wax ka maqashay NFT ayaa lacag laga sameeyay, oo aad ku fikkirtay sidee ku dhici kartaa? Sideen lacag uga samayn karaa wax aan la taaban Karin? Waa su’aalo ay iswaydiiyaan dadku, xitaa iyagoon rabin inay NFT lacag ka sameeyaan, kaliya raba inay […]
Waa Maxay Farqiga u dhexeeya Blogger iyo WordPress Blogger ama WordPress … keebaa fiican, se keebaa igu habboon. waa su’aal ay ku jahawareersan yihiin dadka qaar, gaar ahaan dadka bilowga ah ama dadka doonaya inay samaystaan blog cusub. Haddii aad ka mid tahay kuwaas, ogow inaad ku sugan tahay maqaal wax tar leh oo aad […]