Waa Maxay Soft Skills? Iyo Noocyadiisa? Soft Skills ayaa door muhiim ah u leh loo-shaqeeyayaasha badankood, maadaama ku dhawaad ​​​​shaqo kasta ay u baahan tahay shaqaale leh Soft Skills (xirfadaha jilicsan). Soft Skills ayaa si gaar ah muhiim ugu ah shaqooyinka ku saleysan macaamiisha, maadaama shaqaalahani ay si toos ah ula xiriiraan macaamiisha. Xataa haddii […]
Robots-yado ma noqon doonaan baddalka bini’aadamka “Amazon”? Mustaqbalka, Amazon waxaa laga yaabaa inay ku tiirsanaato robot-yo, ” Waxa aan qaban doono shanta sano ee soo socota waxa ay ka badnaan doonaan wixii aan qabanay tobankii sano ee la soo dhaafay” ayuu yiri Joe Quinlivan, madaxweyne ku xigeenka Amazon, mar uu shir jaraa’id qabtay. Shirkadda Amazon […]
Sidee Loo Qaabilaa Guuldarrada? Guuldarradu ama Fashilku waa mid ka mid ah waayo-aragnimada ugu dhibka badan ee soo marta bini’aadamka, Sababaheeduna ay kala duwan yihiin, waxayna ku xidhan tahay waayo-aragnimada, iyo saamaynta ay ku leedahay dadka hadda iyo kuwa mustaqbalka, iyo xaaladaha nafsiga ah ama jireedka ah. fikradan ayaa si buuxda uga hor imanaysa fikradda […]
Waa maxay filashada macaamiisha? Filashada ama Rajada Macmiilka waxaa lagu qeexaa “qiimaha ama faa’iidada muuqata ee ay macaamiishu ka filayaan inay ka helaan adeegga ama alaabta la siiyey, oo ay aaminsan yihiin in adeeg-bixiyayaasha ama alaab-bixiyeyaasha ay ka warqabaan.” Badanaa filashada macaamiisha waxaa ka mid ah inay helaan heerka ugu jaban, kan ugu fiican, kan […]
5 Hab-raac Oo Aad Uga Faa’iidaysan Karto Wakhtigaaga Si Aad U Noqoto Mid Wax Soo Saar Badan Leh Weligaa ma dareentay in saacadaha maalintii aanay kugu filnayn? Waxaa jira dhowr siyaabood oo aad uga faa’ideysan karto wakhtigaaga si aad u xaqiijiso yoolkaaga maalinlaha ah. Sideen uga faa’ideystaa wakhtiga? Jawaabta Su’aashan waa mid fudud. Aqoonso waxyaalaha […]
Canada Oo Qorsheyneysa Inay Soo Dhoofsatao Nus-Milyan Qof Oo Xirfadlayaal Ah Sanadka 2025-Ka Canada ayaa ku dhawaaqday qorshaheeda ku aadan qaabilidda soo galootiga, iyadoo xustay inay dooneyso inay soo dhoofsato 1.45 milyan oo soo galooti ah sannadka 2023, 2024 iyo 2025, taas oo ay ugu wacan tahay dadkeeda hawlgabka noqday iyo shaqo yaraanta ka jirta […]
Waa Maxay Tignoolajiyada Blockchain? Sideese U Shaqeysaa? Sanadihii la soo dhaafay, lacagta Bitcoin iyo lacagaha dijitaalka ah ee qarsoodiga ah ayaa si weyn u faafayay, dalal badan iyo shirkado caalami ah ayaa qaatay. Maqaalkan, waxaan kaga hadli doonaa tignoolajiyada ka dambeysa lacagahaas, taas oo ah Blockchain, waxaan isku dayi doonaa inaan fahanno sababaha faafitaankooda iyo […]
Sidee loo bilaabaa podcast? Bilaabida podcast waxay noqon kartaa mid madadaalo iyo faa’iido leh, dhanka kale hadii laga eegona, waxay noqon kartaa mid adag oo jahawareer ah marka hore, iyadoo ku xiran hadafyadaada. Maqaalkan, Waxaynu ka hadli doonaa -eebe idamkii- sidee loo bilaabaa podcast, oo ay ku jiraan hawlaha lagama maarmaanka ah ee loo baahan […]
Faa’idooyinka ay leedahay bilaabidda podcast Waxaa laga yaabaa inaad is waydiiso maxay yihiin faa’iidooyinka ku jirta bilaabidda podcast. Laakin marka hore waa inaad is waydiisaa, waa maxay ujeedada ama yoolka ka danbeeya bilaanidda podcast? Ma hiwaayad baad u leedahay cod baahinta? Ma waxaa tahay idaacad madax banaan? Ma waxaad u bilaabaysaa si aad lacag uga […]
Waa maxay Marketing? Iyo qaybihiisa kala duwan Maanta, Marketing-ku ama suuqgeyntu waa shay ay tahay in shirkad kasta iyo urur kastaa ay ku dhaqan galiso istiraatijiyaddeeda korriineed. Shirkado iyo ganacsto badan ayaa isticmaala farsamooyinka suuq-geynta si ay u gaaraan hadafkooda. Dadku inta badan si sax ah uma garanayaan waxa ay tahay suuqgeyntu, marka la weydiiyo, […]