Freelancing-ahaan Sideen ku heli karaa macmiilkayga ugu horreeya (Shaqada xorta ah) Sideen ku heli karaa macmiilkayga ugu horreeya? Su’aal uu iswaydiiyo qofkasta oo ku cusub Freelancing (Shaqada Xorta Ah) ama raba inuu dhawaan noqdo freelancing, waxay qaadan kartaa wakhti dheer si aad u hesho macmiilkaaga ugu horreeya, gaar ahaan haddii aad ku cusub tahay majaalkan […]
Sideed Ku Bilawdaa Freelancing (Shaqada xorta ah) Sideen ku bilaabaa freelancing? Caqabadaha ugu horreeya ee uu kala kulmo qofka raba inuu iskii u shaqaysto (freelancing) waa inuu qaado tillaabooyinka ugu horreeya ee suuqa shaqada xorta ah, iyo sidii uu u qabsan lahaa, Badankeena ma garanano sida wax loo bilaabo, mana garanano waxa loo baahan yahay, […]
Waa Maxay Shahaadada SSL iyo muhiimadda ay u leedahay website-ka Shahaadada SSL inaad wax uun ka taqaanid waa lagama maarmaan haddii aad leedahay website ama aad ku fikkirayso inaad yeelato mustaqbalka, Taas oo qayb muhiim ah ka qaadanaysa amniga website-kaaga. iyadoo isticmaalayaasha siinaysa kalsooni ay ku isticmaalaan website-kaaga. Maqaalkan, waxaan ku baran doonaa waxa ay […]
Sideed ku heli lahayd magac ku habboon website-kaaga (Talooyin wax ku ool ah) Doorashada magac ku habboon website-kaaga waa mid ka mid ah go’aamada ugu muhiimsan ee ay tahay inaad ka fiirsato, maadaama ay saameyn doonto website-kaaga mustaqbalka fog ama dhow. Magaca aad u doorayso website-kaaga waa inuu la xiriiraa macnaha nuxurka aad bixin […]
3 Talo Oo Ku Saabsan Affiliate Marketing Markii ay kordheen tirada dadka saamaynta ku leh baraha bulshada, suuqgeyntu ama Affiliate Marketing waxa ay noqtay mid ka mid ah ilaha dhaqaale ee ugu muhiimsan internetka wakhti xaadirkan, Kahor intaanan u guda gali 3-da talo ee ku saabsan affiliate marketing-ka aynu kolka hore isla fahanno waxa ay […]
Faa’iidooyinka iyo khasaaraha uu leeyahay ganacsiga e-commerce-gu Haddii aad weli la yaabban tahay faa’iidooyinka ganacsiga e-commerce oo aadan helin dhiirigelin kugu filan oo aad ganacsigaaga internetka maanta ku bilowdo, ii oggolow inaan kula wadaago tirokoob muhiim ah oo ay daabacayday website-ka caanka ah ee tirakoobka (Statista). Tirakoobku wuxuu sheegay in tirada dadka wax ka soo […]
Sida Loo Qoro CV Qurux Badan Waayadan dambe, adeegsiga CV-gu waxa uu noqday mid lama huraan ah, hadday tahay waxbarasho, shaqo iyo mid socdaalba…Taasi waa sababta aan had iyo jeer u raadinno sidii aan u qori lahayn CV qurux badan oo wanaagsan islamarkaana noo damaanad qaada inaan gaarno waxa aan hiigsaneyno. Shaki kuma jiro in […]
Sideed u noqon kartaa naqshadeeye guulaysta? Xirfadda naqshadeynta waa mid ka mid ah xirfadaha hormuudka u ah wakhtigeena waxaana si weyn looga raadiyaa goobaha freelancing, macaamiisha intooda badani waxay door bidaan inay si toos ah ula macaamilaan naqshadeeye garaafeed guuleysta kaas oo awood u leh in uu dhamaystiro mashaariicda marka ay ku heshiiyaan labada dhinac […]
10 Xirfadood oo ay tahay muhiim inaad barato si aad ula jaanqaado mustaqbalka – Xirfado Cusub Dunida inagu xeeran waxa ka socda horumar aan hore loo arag, gaar ahaan dhinacyada kala duwan ee tignoolajiyada oo sannadba sanadka ka dambeeya sii xoogaysanaya. Si aan ula jaanqaadno dardargelintan, waa inaan si joogto ah u barannaa xirfado cusub, […]